Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay been abuur yihiin wararka sheegay in Dowladda Imaraadku ay saldhig milatari ka sameysaneyso magaalada Boosaaso ee gobalka Bari.
Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Imaraadku uu Punland ka caawiyo dib u dhiska iyo qalabeynta ciidamadooda lkn aysan sax aheyn macluumadka sheegay saldhiga milatari ee Boosaaso.
Halkaan Ka Dhageyso Codka.