Wasiirka wasaaradda war faafinta xukuumada soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan yarsiisow ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii loo magacaabay xilkaas ka hadlay xukunka wariye Cabdi maalik Coldoon oo maxkamad ku taala magaaladsa Hargeysa ay ku riday xukun laba sano oo xabsi ah, waxaana uu sheegay Eng yariisow inay dowladdu ka xuntahay xariga wariyahaas, iyo xukunka maxkamad ku taala soomaaliland ay ku riday wariye Coldoon.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.