Cismaan Aadam Dhuubow Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Awqaafta Iyo Diinta Ahna Ku Simaha Wasiirka Wasaaradaas Ayaa Sheegay In Wax Iska Badal Ay Ku Sameyn Doonaan Soo Gudashda Xajka.
Wasiir Ku Xigeenka Oo Warbaahinta Kula Hadlay Muqdisho Ayaa Sheegay In Dhibaatooyinka Xujeyda Kala Kulmaan Xajka Ay Wax Badan Ka Qaban Doonaan Isla Markaana Ay Ukaashan Doonaan Wasaaradda Arimaha Dibadda XFS Iyo Safaaradda Sacuudiga.
Hadalka Ku Simaha Ayaa Imanaya Iyada Oo Sanadii Ugu Dambeeyay Soomaalida Dhibaatooyin Kala Kulmayeen Aadista Xajka Iyo Cumrada.
Halkaan Ka Dhagayso Codka Wsiir Ku Xigaynka Wasaaradda Awqaafta Iyo Diinta Cismaan Aadam Dhuubow.