Madaxweynaha Hirshabelle ayaa sheegaya in xaafado ka mid ah Kaaraan iyo Haliwaa ay ka tirsanyihiin maamulkiisa Hirshabelle .
Hadalkaas ayu ku sheegaya magaalada Baladweyne mar uu wariyayaasha kula hadlaayey , waxaa uu sheegay iney muhiim tahay in la garto xuduudaha ay maamul goboleedyada  kala leeyihiin iyo sohdimahooda .
Cosoble ayaa lagu casuumin shir Muqdisho ka dhacay oo loog hadlaayey xuduudaha maamulada Soomaaliya ka jira .
Dhawaan ayu sheegay inu furi doono dekeda Ceelmacaan  iyo garoonka diyaaraha Cisileey.