Barnaamijaka Dooda Dalsan Maanta Waxaa Marti Ku Ah
1: Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye ( Nac-Nac) Oo Ka Mid Ah Golaha Wakiilada Ee Maamulka Somaliland
2: EX Xildhibaan Daahir Cirro oo Ka Mid Ahaa Baarlamaanka Soomaliya
3: Cabdullahi Maxamed Oo Ah Falanqeeye Arimaha Siyaasada Iyo Amniga
Waxaa Doodan Qeebinaya Wariye Axmed Xuseen Cadow
Waxa Ayna Dooda Maanta Ay Ku Saabsantahay Dagaalkii Ka Dhacay Deeganka Tukaraq Ee U dhaxeeyay Maamulada Somlilan Iyo Puntland
Halkaan Hoos Ka Dhagayso Dooda Oo Dhameestiran.