Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Dooda Jimcaha Radio Dalsan.
Waxa nagala qeybgalay dooda oo aad u xiisa badan
xildhibaan: Maxamed Mire Axmed oo ka mid ah Baarlamaanka Galmudug
Cabdullahi Maxamed Geedi oo ah falanqeeye  Siyaasadeed
Wasiirkii hore ee Dastuurka iyo dib heshiisiinta Galmudug: Cismaan Maxamed Cali Dheere
Doodu waxa ay ku salaysantahay sida loo arko heshiiskii muqdisho ay ku gareen maamulada Ahlusunna iyo Galmudug.
Waxaana soojeedinaya Axmed Xuseen CadowÂ
Dhanka Farsamaduna waa Maxamed C/raxmaan Maalin