Dadkii ku dhaawacmay qaraxii Maanta ka dhacay ayaa waxaa la geeyay qaar ka mid ah Isbiatalada ku yaalla Magaalada Muqdisho si halkaasi loogu dabiibo.
Dadkaas oo qaba dhaawacyo fudud iyo kuwo culus wxaan la geeyay Isbitaalada Madiina iyo Daru-Shif ee Magaalda Muqdisho,sida ay sheegeen Dhaqaatiirka Isbitaalada Madiina iyo Daaru-Shifaa.
In ku dhow 10 ruux ayaa qaraxaas ku wxyeeloobay,sida ay sheegeen Madaxda gawaarid ambalaasta ee dhaawacyadaas ka qaaday goobta qarxa.
Wasiirka Wasaarada amniga Soomaaliya ayaa uga tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qarxaas halka kuwii ku dhaawacmay uu u rajeeyay caafimaad deg deg.