Ra’isul-wasaaraha Britain, Theresa May ayaa goor dhow ka hadashay bannaanka Xafiiskeeda 10 Downing Street ayaa ku dhawaaqday inay dadka British u baahan yihiin Labo Doorasho, oo midda ugu horreysa dhici bisha June 8-da, oo ay naga xigto 51 maalmood.
Waxay sheegtay in loo baahan yahay Doorasho Guud, oo mid ka mid ah haatan loo baahan yahay.
Go’aankeeda waxaa soo dhaweeyey Hoggaamiyaha Xissbiga Shaqaalaha, Jeremy Corbyn oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu xilka RW ka helo Sanduuqa Cod-bixinta.
Wuxuu intaasi ku daray inuu soo dhaweynayo Go’aankaasi oo daadka British fursad u siinaya inay u codeeyaan Xukuumad, oo marka hore  mudanaanta siinayso inta badan.
©Radio Dalsan