Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa mudo hadda laga Joogo 30Â daqiiqo waxa ruux ku dileen degmada Hurwaa ee Gobolka Banaadir
Dilka ayaa sigaar ah waxa uu uga dhacay Isgoyska Ex koontorool Balcad,waxaana Warar kala duwan ay ka soo baxayaan waxa uu ahaa Shaqsiga la dilay.
Dhalinyaradii ka dambeysay dilkaas ayaa Goobta baxsaday,waxaana Goobta iminka baaritaano ka wada ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya.
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com