Kooxo hubeysan oo watay Gaari ayaa Maanta waxa ay qeybo ka mid ah Degmada Xamar Weyne ku rasaaseeyeen gaari kale taas oo ay laheyd Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed.
Gaariga ayaa xiliga la rasaaseynayay  waxa uu marayay  degmada Xamarweyne gaar ahaan Via Roma, waxaana halkaasi ku geeriyooday Xogheyahii Ururka Haweenta Qaranka Soomaaliyeed iyo Wiil ay dhashay Gudoomiyaha Ururkaas Batuulo Sheekh Axmed Gaballe.
Filo goordhow Wareysi ay arrintaan uga hadleyso gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gablle.