Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir Oo Kamid ahaa mudanayaasha baarlamaanka soomaaliya ayaa ku geeriyooday magaalada muqdisho kadib kooxo hubeysan oo maanta ku weeraray Wadada Makka Al Mukaramma.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed sh Cismaan Jawaari Ayaa Ka Tacsiyeyay Geerida Xildhibaanka.
Illaa Hadda ma jirto cid sheegatay masuuliyadda weerarka lagu dilay xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir.