Goordhow waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cade soo caga dhigtay Diyaarada Siday Wasiirka Caafimaadka dalka Turkiga Mr .Ahmet Demircan.
Wasiirka ayaa waxaa la socda dhaqaatir Turki ah kuwaas oo Gacan ka geysan lahaa siii loo caawin lahaa dadkii ku hwacmay qaraxii Soobe.
Wafdiga ayaa la sheegay in ay hordhac u yihiin Saacadanha nasoo aadan oo la filayo in ay Muqdisho timaado Diyaaradii qaai laheyd dadka ugu daran eek u dhaawacmay qaraxaas.