Waxaa Goordhow ku dhawaaqday in ay iscasishay Wasiirkii Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr, Maryan Qaasim.
War Qoaral ah oo ay soo dhigtay Barta ay ku leedahay twitter-ka ayay ku sheegtay in ay isku casishay sababo iyada u agar ah.
12-Bishii hore ee October ayaa waxaa Xilalka ka tagay Wasiirkii Gaashandiga C/rashiid C/llahi Maxamed iyo Taliyihii Xooga Genaraal Cirfiid.
Faah faahinta kala socda Radiodalsan.com