Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdiraxman Maxamed Odawaa.
Wariyaha Radio Dalsan Abuukar Xashara oo ku sugan Magaaladda Cadaado ayaa soo sheegaya in Wafdiga ay gaareen Magaaladda.
Ammaanka ayaa aad loo adkeeyay Magaaladda Cadaado Ee Gobolka Galguduud.