Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Goordhow Magacaabay Xubnaha Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 24 Wasiir iyo 24 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiru dowlayaal kuwaas oo dhamaantood noqonaya ilaa 57 Xubnood.
Sidoo kale waxa uu Magacaabay 9 Wasiiro dowlayaal,waxaan Madaxweyne Shariif Xasan uu ugu baaqay in xildhibaanada ay ansixiyaan.
Madaxtooyada Maamulk Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa lagu soo bandhigay Magacyada iyo xilalka Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed.
Goordhow la socda Magacyada Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed