War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in rasaas xoogan laga maqlayo agagaarka Hotel SYL oo ku yaalla kasoo horjeeda Xarunta Madxtooyadda Soomaaliya.
Wararka ayaa sheegaya in rag hubeysan ay galeen hotelka SYL, isla markaana ay ka dhex dagaalamayan gudaha hotelka, halka warar kale ay sheegayan in rasaasta laga maqlayo agagaarka Madaxtooyada.
Ilaa iyo hada si rasmi ah looga oga ragga hubeysan ee dhex dagaalamaya SYL, waxaana aagaas uu yahay goob si weyn loo ilaaliyo.