Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyay in Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke uu la leeyahay kulan gaar ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari.
Kulanka ayaa ku saabsan Mooshinka dhawaan laga gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud sida ay sheegayan Ila wareedyo lagu kalsoon yahay.
Lama ogga in Xubno kale ay ku wehlinayan Labadasi Masuul kulanka ay leeyihiin waxase ay ka wada hadlayan Arinta Mooshinka Madaxweynaha.