Qaraxaan ayaa waxa uu goordhow ka dhacay halka loo yaqaano Sarta Victoria oo ka tirsan degmada Boondheere ee Gobolkaan Banaadir.
Qaraxaan ayaa ahaa mid Gaarigiisa loogu xiray Nin Magaciisa lagu soo gaabiyay Abuu oo Caan ka ah sida la sheegay degmada Shibis.
Dadka deegaanka ayaa waxa ay sidoo kale sheegeen in qaraxaas uu ku dhintay Ninkaasi lagu Magacaabo Abuu halka uu ku dhaawacmay qof la socday.
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com