Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho qeybo kamid ah laga maqlay jugta Qarax xoogan iyo uuro circa isku-shareertay.
Warar aan helnay ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay Maqaayada Baar Italia oo ku taalla Isgoyska Shaqaalaha kas oo horjeedka Shaleemo Somalia ee Wadada Makala Amukarama ee Magalada Muqdisho.
Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa la sheegayaa in uu qaraxaasi ka dhashay,waxaan wararka qaar ay sheegayaan in uu ahaa mid gaari loo adeegsaday.
Goordhow ka la socda Wararkii ku soo kordha Radiodalsan.com.