Goordhow ayaa waxaa Magaalada Muqdisho degmooyinkiisa inta badan waxaa laga maqlay qarax xoogaan iyada oo intaasi kadib laarkayay Qaaca uurada oo cirka isku shareeray.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaa in gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lala eegtay hotelka Safaari oo ku yaalla Isgoyska Zoope ee Magaalada Muqdisho
lama oga khasaaraha ka dhashay weerarka Ismiidaminta ah ee lagu qaaday Hotelka Safaari, balse waxaa hotelkas isugu yimaada Siyaasiyiin iyo qeybaha kale ee Bulshada
Gawaarida Gurmadka deg dega ee Ambalaasta ayaa haatan Goobta gaaray si ay gurmad ugu fidiyaan dadka ku waxyeeloobay qaraxaas.
Goordhow la socda wixii ku soo kordha