Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, C/xakiim C/llaahi Xaaji (Camey) oo saxaafada kula hadlay Garoowe ayaa sheegay ineysan cid uga qayb galayn shirkaasi.
Shirkaan ayaa ah mid uu horay u islaamiyay Madaxweynaha dowlad goboledka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed madoobe) kaas oo sida uu sheegay lagu xalinayo khilaafka Madaxda Maamul goboleedyada iyo dowladda.
Inta badan Maamul Goboleedyada ayaa u diyaar garoobayay tegitaanka Kismaayo si ay shirkaas uga qeyb galaan, waxaana waxana war ar kale sheegayeen in dowladda ay wado qorsho lagu joojinaayo furitanka shirkaas.
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com