Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay Xukun ku riday rag lagu eedeeyay in ay farsameyn jireen qaraxyada kuwaas oo dhowr mar dacwadooda ay Maxkamada dhowr mar ay dhageystay.
Raggaan Maanta Xukunka lagu riday ayaa gaaraya ilaa 3 kuwaas oo Maxkamada ay ku eedeysay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab,isla markaana ay u qabilsan yihiin dhanka qaraxyada.
Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute oo xukunka ku dhawaaqay ayaa sheegay in raggaas ay kala yihiin.
 Maxamed Cabdiraxmaan Maxamuud
Jamaal Maxamed Cali
Axmed Aadan Weerar.
Goordhow la socda Codka Xukunka Maxkamada Ciidamada Qalabka sida.