Madaxweynaha DFS Â Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in maalinta talaadada ah la qaban doono munaasabad room doon ah .
Ku dhawaaqida madaxweynaha ayaa ka dambeysay kadib markii gudiga abaaraha iyo culimada ay horey ugu dhawaaqeen saxex maalin oo aheyd soon , waxaana sadexda maalinta xigtay sida ay culimada sheegeen iso soo bax rood doon oo hal maalin ah .
Maalinta Talaadada ah ayaa waxa isu soo baxan roobdoonka ah waxa lagu qaban doonaa magaalooyika Soomaaliyeed si ilaahay loo baryo.