Wararka aan ka heleyno Villa Somaliya aya sheegaya in kulankii ugu horeeyey ee fool ka fool ah ay isugu yimaadeen Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweyinihii hore Xasan Shiikh Maxamuud.
Kulan ayaa hordhac  u ah inay labada dhinac ka wada hadlaan sidii lo sameyn lahaa xaflada xil wareejinta oo lagu wado inay dhawaan qabsoonto,
La soco wixii ku soo kordha.