Kadib  jaraa’id oo ay ku qabteen Muqdisho Gudoomiye ku xigeenka hawlaha guud ee Maamulka Gobolka Benaadir Fiidow ,la taliyaha dhulka ee ee duqa Sabriye Axmed iyo Agaasimaha dhulka Xasan Abukar ay hareera yaay kaga hadleen arrimo ku saabsan dhanka dhulalka.Â
SHirka jaraa’id oo uu  qabtay Sabriye ayuu ku sheegay iney Dowlada Hoose ee Xamar aysan jirin dhul danguud ah oo ay bixisay wiuxii ka danbeeyay 8 February.
Shir jaraaid oo uu qabtay la taliyaha Duqa Muqdisho ee arimaha G/Banaadir Sabriye Xarunta dawladda Hoose ayuu ku sheegay ineysan waxba ka jarin eedeymaha Villa Somalia ay u soo jeedisay.
Hadalkaan ayaa imaanaya xili Shalay War-Saxaafadeed kas oo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya lagu sheegay in ay jiraan Cabasho soo gaartay oo ku saabsan in la bixiyay dhul Danguud ah.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeed ka soo baxay Maamulka gobolka Banaadir.