War goordhow soo baxay ayaa waxa uu sheegayaa in kaaliye  tirsan Maxkamada Gobolka Banaadir Xabsiga la dhigay ka dib eedeyn loo jeediyey.
Kaaliyaha ayaa waxaa lagu eedeeyey in uu qaatay lacago laaluusha ah,sida uu SONNA u sheegay Guddoomiyaha Maxakamadda G/Banadir.
In kastoo an weli siramsi ah loo shaacin Magaca kaaliyaha ayaa hadan waxa uu daba socdaa xilli shalay eedeyn la xiriirta musuq maasuq loo xiri laha Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dinada Soomaaliya.