Xildhibaanadii dhawaan sheegay in ay xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa  waxa ay Magacaabeen Guddiga doorashooyinka Madaxweynaha Galmudug.
Gudigan la Magacaabay ayaa ka kooban 13 xubnood oo isugu jira Gudoomiye, gudoomiye ku xigeen iyo sidoo kale xogheynta Guddiga.
Goordhow la socda Magacyada Guddiga doorashooyinka la Magacaabay