kulan ay caawa ku yeesheen magalada Muqdisho golaha wasiirada ee xukuumada Soomaaliya ayaa waxa ay kaga doodeen xil ka qaadis lagu sameeyo hanti dhooraha guud ee qaranka
kulankan uu shir gudoominayay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa ugu danbeen golaha wasiirada waxa ay wada go’aan sadeen in xil ka qaadis lagu sameeyo Dr Nuur Faarax Jimcaale iyadoona si KMG ah xilkaas loogu dhiibay ku xugeynkiisa.
sidoo kale golaha wasiirada Soomaaliya ayaa kulan kooda kaga hadlay arimo muhiim ah oo quseeya dhanka amaanka