Afhayenka Al shabaab shiikh cali Maxamuud Raage (dheere) oo la hadlay wakaalada wararka Reuters ayaa sheegtay weeraro ku bilaawday qaraxyo ismiidamin ah ee lagu qaaday hotellada Siyaad Iyo Weheliye ay ka dambeeyaan Masuuliyadiisa.
Afayeenka ayaa xusay in dagaalamaaysha ay gudaha u galeen labada hotel ee la weeraray.
Amaanka Magaaladda Muqdisho ayaa hadda aad loo adkeeyay waxaana socda baaritaano ku aadan falkaasi.