Dadweynaha Muqdisho gaar ahaa kuwa dagan agagaarka garoonka ayaa soo sheegaya in ay arkayaan diyaaarad ku dul mereysaysa garoonka oo u muuata ineysan dagi karin.
Abdi Omar oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa u sheegay Dalsan in ku dhawaad 4 mar ay ku noqnoqatay garoonka.
“Diyaarada nuucee waa nuucyada rakaabka ee waaweyn inkastoo aan magac la arki karin hadana waxeey iila muuqata diyaarad rakaab ah ” ayu yiri Omar.
LA SOCO WIXI WARA EE KU SOO KORDHA