Ciidamadda dowladda soomaaliya iyo Amisom ayaa la wareegay gacan ku haynta degmadda Diinsoor oo ka tirsan gobolka Baay.
Ciidamadda Huwanta ayaa gudaha u galay Magaaladda iyada oo dagaal uusan ka dhicin.
Al-shabaab ayaa dhowr sano ka talinayay degmadda diinsoor,waxaana ciidamdda ay sheegeen in ay sii wadayaan howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab.
Wixii Faahfaahin ah la soco: