Ciidamada Booliska Soomaaliya ee ku sugan Dekada Muqdisho ayaa Caawa waxaa la sheegay in ay qabteyn Kunteenaro Khamri lagu siday.
Kunteeranada ay Ciidamadu qabteyn ayaa ahaa kuwo dekada laga soo dejiyay sida uu Dalsan u xaqiijiyey Sarkaal ka tirsan ciidamada Booliiska Soomaaliya.
Laamaha amniga ayaa la filayaa in Maalinta Berito ah ay soo bandhigaan Khamrigaas Dekada ka soo degay iyo dadkii waday.
Faah faahinta Warkaan kala socda Radiodalsan.com