Wararka ka imaanaya Deegaanka Taraka Ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Kolonyo Ciidamada AMISOM ah gaar ahaan kuwa Kenya Qarax Miino lagula eegtay Halkasi.
Dadka deegaanka ayaa sheegaya iney Maqlen dhawaaq xoogan lkn weli lama ogga khasaaraha rasmiga Ee ka dhashay Qaraxasi.
Waa Qaraxii 4aad Ee AMISOM lagula eegto Gobolka Gedo muddo 24 saac gudahood.