Warar ay heshay Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Afhayeenkii maamulka gobolka Banaadir C/Fitaax Cumar Xalane  xilkii laga qaaday,isla markaana xil Cusub looga Magacaabay Gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Cabdi Fitaax Cumar Xalane u Magacaabay Agaasimaha Howlaha Guud ee Maamulka G/Banaadir.
Sidoo kale waxaa jira isku-shaandheyn lagu sameeyey Agaasimayaasha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir.
Goordhow lasocda faah faahinada Wararkaan.