Gudoomiyiha Gudiga Doorashada Baarlamaanka Galmudug Xildhibaan Geelle ayaa  jirdilyo  loo geeystay kadib markii ay dagaalameen xildhibaan kale .
Dagaalka gacan hadaka ayaa yimid kadib markii ay isku khilaafen xildhibaanada xiliga doorashada la qabanayo.
Wareysi ku saabsan hoos ka dhagayso.