Kulanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa weli ka socda Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho,waxana qodobadii Maanta looga hadlayay ka mid ahaa dood ku saabsan 8,dii Kursi ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay Maxkamada sare horay u laashay Doorashadooda.
Doodheer iyo falanqeyn kadib Xubnaha Golaha Shacabka ayaa cod u qaaday in Xubnaha Golaha Shacabka ee 8,da ah ee Maxkamadu laashay 26,kii Bishii May iyo Go’aanka laga qaadan karo.
Ugu dambeen Xildhibaanada ayaa Cod aqlabiyd ah ku ansixiyay in Xildhibaanadaas ay yihiin kuwo ansax ah islamarkaana Go’aanka Maxkamada Sare ay ku laashay uusan waxba ka jirin.
Kulanka Baarlamaanka ayaa weli socda qodobadii kale ee ka soo baxa kala socda radiodalsan.com