Warar goor dhow naga soo gaaray degaano hoostaga degmada Mahaddaay ee gobalka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ay duqeyeen saldhigyo dhaqa-dhaqaaqa shabab ee isla gobalka.
Dadka degaanka ayaa shegay in ay maqleen dhawaqa madaafiicda ay tuurayeen ciidamada AMISOM,lama oga khasaaraha ila iyo haatan lkn waxa la xaqiijiyay in dhowr madfac ay tuureen Amisom.
Wixii ka soo kordha halkaan ayaan idin kugu soo gudbin doonaa,mar kasta ku xirnoon Bogeyna,si aad u hesho warar xaqiiqa ah.