Ciidamadda dowladda oo garab ka helaya kuwa Amisom ayaa goordhaweyd waxaa ay la wareegeen gacan ku haynta degmadda baardheere halkaas oo mudo ka talin jireen kooxda Al-shabaab.
Ciidamadda ayaa gudaha u galay Magaaladda kadib dagaal xoogan oo dhexmaray ciidamadda iyo Al-shabaab.
Sargaal ka tirsan ciidamadda dowladda ayaa xaqiijiyay in ay hadda ku sugan yihiin baardheere.
Wixii kusoo kordha Halkaan kala soco: