Ciidamada Ammaanka Maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay goordhow Xabsiga dhigeen Agaasimaha Tv-ga Universal Xafiiska deegaanada Maamulka Soomaaliland.
Xariga Agaasime Maxamed Caabi Digaale oo lagu xiray Hargeysa ayaa Waxaa inoo xaqiijiyay xarigiisa Wariyayaal ku sugan Hargeysa ilaa iyo haddana lama oga sababta loo xiray.
Wixii ku soo kordha xariga Agaasimaha kala socda Radiodalsan.com.