Afar Haween oo u dhashay dalka Maraykanka ayaa lagu tuuray Quraarad Aashito ah, xilli ay ku sugnaayeen Saldhigga Tareenadda ee magaalladda MARSEILLE.
Boliska ayaa sheegay in labo ka mdi ah Haweenkaasi laga daaweeyey gubasho ka soo gaartay Aashitada, waxayna Boliska meesha ka saareen inuu Weerarkaasi ahaa Fal Argagixiso.
Dhinaca kale, Boliska waxay xireen haweeneydii geysatay weerarkaasi, taasi oo ay Baarayaasha ku tilmaameen qof ka xanuunsan dhimirka