Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Kulankoodi 3-aad ku yeeshay Xarunta Golaha Shacbiga ee magaalada Muqdisho, waxayna iska dhex xuleen  Guddi ka kooban 15-Xildhibaan oo ka shaqeeya Howlaha Doorashada Gudoomiyaasha labada Aqal ee Barlamaanka.
Gudoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka, Â Cusmaan Cilmi Boqore ayaa shir gudoomiyey Kulankaasi waxaana Kulankaasi soo xadiray inta badan Xildhibaanada Labada Aqal ee Barlamanka.
Halkan Hoose Ka Dhegeyso Codka.