11 qof ayaa lagu dhaawacay 5 qarax oo xalay ka dhacay magaalladda Kirkuuk oo 250 KM dhanka Waqooyi kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Baqdaad.
Boliska Deegaanka waxay shegeen in Dabley aan la aqoonin uu Bam-gacmeedyo ku tuuray gawaari ay dad rayid ah la socdeen, waxaana uu burbur soo gaaray dhowrkii gaari ee la weeraray.