Goordhow ayaa deb waxa uu ka kacay Goob Ganacsi oo ku taalla agagaarka Hotelka Towfiiq degmada Yaqshiid ee gobolkaan Banaadir.
Goobta ganacsi ayaa wax ay ku taalla Dhabark dambe ee Hotelka Towfiiq,waxaana lagu iibiyaa Qalabka Dhismaha sida ay sheegen dad goobjoogayaal ah.
“Iminka waxaa socda Gurmad aan wadno manaqaano waxa kiciyay debka balse waan ku dadaaleynayaa dad badan ayaa nahay goobta waa ey gubaneysaa welina mademin ayuu yiri qof ka mid ah dadka ku howlan deminta dabkaasâ€
Dabkaan ka kacay Bakhaar lagu iibiyo Qalabka Dhismaha oo ku yaalla agagaarka Hotelka Towfiiq ayaa waxa uu ku soo aadayaa xili isla Caawa uu deb ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taalla Magaalada Garoowe.