Waxaa halkan idinku soo bandhigaynaa Sawiradda ugu muhiimsanaa Munaasbaadda Caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo oo shalay ka dhacday Hoolka Xeradda Afisiyooni ee magaalladda Muqdisho.
Munaasabadaasi waxaa ka soo qeyb galay Wafuud ka kala socotay in ka badan 120-Waddan, kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen Madaxweynayaasha Jabuuti, Kenya, Ra’isul-wasaaraha Ethiopia iyo xubno kale.
Waxaa kaloo joogay Madaxweynayaashii hore ee DFS, Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo iyagu la qiray inay yihiin Aabayaasha Madaxweynayaasha Somalia ee si Dimuqraadi lagu doortay, xilkana u kala wareegay, waa Tusaale ku-dayasho mudan u ah Somalia iyo dalalka Caalamka.