Warark aan ka heleyno Magalo XeebedkA Barbara ayaa waxa ay sheegyan in Xeebaha Magaaladaas lagu arkay Fuustooyin ay ku jiraan Sun farabadan taas oo Badda ay soo tuftay.
Fuustooyinkaan oo aan la ogeyn halka ay ka keentay Badda ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay ku jiraan Sunta NUCLEARKA,sida ay sheegayaan dad Goob joogayaal ah.
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska Somaaliland ayaa hada Goobta ku sugan kuwaas oo baaraya waxa ay tahay Suntaan.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka.