Waxaaa xarunta xalane ciidanka AMISOM ee mgaalada Muqdisho hada ka socoto xafld loogu dabaal dagayo xuska maalinta Midowga Yurub oo maanta kale Sagaalka bisha May ku beegan.
Waxaa madasha munaasabada ku sugan guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo xubno kale oo ka qeybgalayo xuska maalinta Midowga Yurub.