Rabshado ayaa haatan ka socda qeybo ka mid ah gudaha dalkaasi kenya halkaas oo ay ka dhacayaan doorashooyinka Madaxtinimda.
Goobaha ay rabshadaha ka socdan ayaa waxaa ka mid ah Magaalada Gaarisa oo ay Soomaalidu ku badan tahay,Goobaha qaar ayaana dab la qabad siiyay sida aad ku daawan doontaan Muuqaalkaan,iyada oo Ciidamada kenya ay ku dadaalaayan sidii rabshadahaas oo joojin lahaa.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka