Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa tegay Xarunta ay ku howlgalayaan Dhalinyaro si iskood ah isku abaabulay kuwaas oo ka qeyb qaadanaya sidii loo heli lahaa dadka weli maqan oo uu waxyeeleeyay qaraxii Soobe.
Xarunta Guddiga oo uu tegay madaxweynaha ayaa waxaa yaalla taleefoono loogu talo galay in looga jawaabo Cabashada daweynihii ay eheladooda ku waxyeeloobeen qaraxii Soobe.
Madaxweyne Farmaajo oo Goobta ku sugan ayaa Gacantiisa ku qabanaya taleefoonada ay dadweynaha soo wacayaan isaga oo amraya in qof walba wixii mcquul ah ee uu doonayo loo qabto.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka iyo Sawirrada