Ciidanka Booliska Somaalia ee sida gaarka ah loogu tababaray Baariska danbiyada iyo Isku dhaca ka dhasha dhimashada iyo dhaawaca ee loo yaqaano Joint Investigation Team (JIT), ayaa ku hawlan Baarista dhacdadii lagu dilay Ciise Jiijiile oo mar soo noqday Taliye ku xigeenkii Nabad Suggida Gobolka Banaadir.
Ciidamadaan ayaa haatan waxa ay baaritaano ka wadaan goobtii uu falka ka dhacay ee Afaafka hore ee tiyaatarka Qaranka.
Hoos ka Daawo Sawirrada
Sawirro