Gulufkaas Colaadeed ayaa yimid wax yar kadib xabbad-joojin loogu talagalay inay Haweenka, Carruurta iyo dadka da’da kaga baxaan Deegaankaas.
Milliteriga Dowladda Syria iyo Isbahaysigooda waxay dagaal socday 7-aadyo ugu jiraan sidii ay Maleeshiyadda Kooxda Daacish uga qabsan lahaayeen goobta keliya ee ay ka joogaan Koonfurta magaalladda Dimishiq.
Dhinaca kale, Kooxda La-socota Dagaalka Syeia waxay sheegeen inay Waaberigii hore ee saakayto ay Deegaankaasi ka baxeen Basas ay la socdaan Dagaalamayaasha Kooxda Daacish iyo Xaasakooda, kuwaasi oo ku wajahan Deegaanka ay Daacish ka joogaan Bariga dalkaasi.